Xawilaad lacago oo sugan oo aad ku kalsoonaan karto
Dahabshiil waxaa jaangooyo FCA oo si buuxda ayaa loo aqoonsan yahay. Lacagaha aad dirto waa kuwo dhowran iyo sugan, mahadi ha ka gaarto tiknoolajiyadeena hormuudka u ah shirkadaha, taasoo ku siinayso degganaan marka aad lacag u direyso asxaabta iyo qoyska ku sugan dibadda.
Ku dir, ku keydso oo ku sheekeyso Dahabshiil
Dahabshiil waxay ku bixisaa xawilida lacagaha oo qiimo jaban, degdeg ah, gaarsiin sugan, iyo adeeg wadasheekeysi oo degdeg ah – hal madal oo si fudud loo isticmaali karo.
Low fees
Our super rates and low fees are hard to beat. Compare us with the competition. You save more with us.
Secure transaction
Your funds are safe with us. Your transaction is secure end-to-end. We use AML system,SSL, Digital certificates, 2nd factor authentication and other security mechanism.
Fast
Send your money to family and friends within minutes
Trusted by millions
50 years in remittance business, and we continue to serve millions of happy customers in over 120 countries.
Sameyso oo u dir lacag dibadda daqiiqado gudahooda
Geli caddada
Si sahlan u geli caddada aad rabto inaad dirto halka maran ee laguu diyaariyay
Xulo lacag-qaataha
Dooro lacag-qaate cusub ama hore – waxaad si sugan u keydsan kartaa macluumaadka lacag-qaataha si aad xitaa u sameyso lacago diris degdeg ah
Xaqiiji oo dir
Soo-koobistayada muhiimka ah waxay ku siinaysaa kala qoqobida lacagta aad rabto inaad dirto. Dib-u-eeg oo si sugan u dir lacagta!
Sameyso koontada telefoonka gacanta si aad dhakhso u dirto lacagaha.
Dahabshiil waxay bixisaa eWallet si lacag diris degdeg ah oo sahlan loo sameeyo marka la mashquulsan yahay.
Koontooyinka lacagaha dhijitaalka ah ayaa dhabtii ah kuwo habboon, gaar ahaan lacag dirista telefoonada gacanta. Kaliya geli macluumaadka kaarka aad rabto, waxaana loo keydin doonaa si sugan lacag ugu dirto isla markiiba dirto asxaabta iyo qoyska ku sugan dalka hooyo, meel kasta aad joogto.
Ma dooneysaa lacag inaad dirto marka aad mashquulka tahay? Soo dejiso app-ka Dahabshiil!
Sidoo kale, app-kayaga telefoonka gacanta wuxuu bixiyaa adeeg wadasheekeysi degdeg ah oo cajiib ah, si aad ugu xirnaato asxaabta iyo qoyska. Si toos ah casumaad uga fidi asxaabta gudaha app-ka, oo waad la sheekeysan kartaa oo wicitaan muuqaal ah ayaad la yeelan kartaa adoo jooga guriga ama safrayso.
Xawilaad lacago oo dabacsan si ay ugu habboonaadaan baahiyahaaga
Qof kasta wuxuu leeyahay habab uu doorbidayso oo lacag ugu diro dadka uu jecelyahay ee ku sugan dibadda. Xalkeena degdega ah, dabacsan iyo lagu kalsoonaan karo ayaa awood go’aan qaadasho ku siinayo. Waxaan rabnaa xawilaada lacagaha inay noqoto dhib la’aan.
Wax kasta oo kugu habboon adiga iyo lacag-qaateyaashaada, waa diyaar. Dahabshiil bixiyaha adeegga lacag dirista ee ugu habboon suuqa. Ku raaxeyso degganaanta iyo dabacsanaanta loogu talagalay isweydaariskaaga lacageed ee mustaqbalka. Dooqa adiga ayaa leh.
Wararkii ugu dambeeyay
