Kalsooni iyo degdegsiinyo la hubo

Rates:
1 GB=1.45 USD | 1 USD=17800 SOS Somali | 1 USD=73.00 KES Kenya | 1 USD=3.6610 AED Emirate | 1 USD=1.1950 CAD Canadian | 1 USD=3.7301 SAR Saudi | 1 USD= 9.023 ETB Ethiopian Birr | 1 USD=66.8500 KES Kenyan Shilling | 1 USD=1.7563 DJF Djibouti Franc | 1 USD=198.54 YER Yemeni Riyal | 1 USD= 201.80 SD Sudan | 1 USD= 40.1700 INR India | 1 USD= 60.10000 PRS Pakistan| 1 USD= 5.6625 EGP Egypt| 1 USD=68.50000 BTK Bangaldesh| Date Updated: 20 NOV 2008 Time,09:00am

Ku dirso oo ka qaado shebekadda shirkada Dahabshiil ee sii fidaysa, Shirkadu waxay wakiillo ku leedahahy in ka badan illaa Afar boqol (400) oo laamood oo fadhigoodu yahay illa Afartan (40) wadan.

Geeska Africa oo keli ah, Waxaannu ku leenahay in ka badan Laba boqol (200) oo goobood, oo aad u diri karto lacag. Waxaannu ku bixinaa lacag kasta Dollarka Mareykanka (US $) hadii kalena lacagta u dhiganta ee wadanaka laga isticmaalo.