Tahniyadda Bisha Ramadaan
Thursday, August 19th, 2010Maamulaha Guud ee Shirkadda Dahabshiil, Mudane Cabdirashid Maxamed Siciid, isaga oo ku hadlaya afka Maamulka sare ee Shirkadda Dahabshiil wuxuu bisha barakaysan ee Ramadaan darteed tahniyad u dirayaa ummaddaha Islaamka guud ahaan, gaar ahaan macaamiisha, Saraakiisha iyo Hawlwadeenka Shirkadda Dahabshiil. Shirkadda Dahabshiil waxay bulshada islaamku meel kasta oo ay ku nool yihiin Illaahay uga baryayaan [...]
[ Read More → ]